Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Hambalyo u Diray Shacabka (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Hambalyo u Diray Shacabka (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kamid ah in ka badan 2 Million oo Xujay ah maantana u dareeray maalinka Carafa ayaa waxa uu u hambalyeeyey shacabka Puntland iyo ciidanka qalabka sida oo uu ku ammaanay uguna duceeyey shaqada ay dadka iyo dalka u hayaan.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com