Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland oo Xariga ka Jaray Biyoxireen

HomeWararka

Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland oo Xariga ka Jaray Biyoxireen

Madaxwayne kuixigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa maanta xariga kajaray biyo xireen laga hirgaliyay duleedka waqooyi ee magaalada Hargaysa h

Madaxwayne Erdogan”Haddii Mareykanku diyaaradaha F-35 noo diido meelo kalle ayaanu aadaynaa”
PUNTLAND: 17.735 Aarday ayaa ufariistay maanta Imtixaanka Dugsiyada Sare iyo hoose (Warbixin)
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxwayne kuixigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa maanta xariga kajaray biyo xireen laga hirgaliyay duleedka waqooyi ee magaalada Hargaysa halkaasi oo xiliyada roobka ay biyo badan ay maraan.

Mahsruuca biyo xireenka ayaa waxaa maalgeliyay dowladda Imaaraatka Carabta.

Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa uga mahadceliyay dowladda Imaaraatka Carabta oo mashruucan ku deeqday gaar ahaana hay’adda Khaliifa Bina Zaayid ee Al-nahyaan oo fulisay mashruuca.

Waxaa uu sheegay inay wax badan katari doonto baahida biyaha ee bulshada ay qabto.

Abaaraha soo noqda ee Soomaaliya ayaa waxaa sabab u ah xaalufka iyo biyaha roobka oo aan lahayn biyo xireeno lagu qabto.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • hudayfi abdirashiid abdirahman numberka 0907815465 7 years ago

    masha allah waa arin lagu farxo in maamul goboleed ka somaliland uu sameeyo biyo xireen weyn oo lagu qabanayo biyaha roobka waa na arin ku dayasho mudan in la iskaga daydo umada na faa’iido u leh waxaan u soo jeedin maamul goboleed yada kale in ay biyo xireeno sameeyaan oo dadka iyo duunyada ba lagu badbaadiyo

DISQUS: