HomeWararka

Barlamaanka oo Dhegaysanaya Mooshin Ka Dhan ah DFS iyo Maamul Goboleedyada (Daawo)

Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dood adag ka yeelan doona heshiiskii dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyadda ay ka gaareen arinta isku dhafka ciidamada militeriga Soomaaliya. Guddiga difaaca baarlamaanka Federaalka ayaa diyaariyay Mooshin looga horjeedo heshiiskaas ay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxd maamul Goboleedyada ku gaareen qaab dhismeedka ciidamada Federaalka. DAAWO https://youtu.be/l_gDES4M0i4

Xaaladda Guriceel oo saakay degan & Wararkii ugu dambeeyay
Xaafuun: Sideed qof oo kaluumaysato ajaaniib ah oo ku dhintay roobabkii d’ay (daawo)
Munaasabadda xuska sanad-guurada 22-aad ee Aasaaskii Puntland oo Gaalkacyo lagu qabtay

Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dood adag ka yeelan doona heshiiskii dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyadda ay ka gaareen arinta isku dhafka ciidamada militeriga Soomaaliya.

Guddiga difaaca baarlamaanka Federaalka ayaa diyaariyay Mooshin looga horjeedo heshiiskaas ay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxd maamul Goboleedyada ku gaareen qaab dhismeedka ciidamada Federaalka.

DAAWO

https://youtu.be/l_gDES4M0i4

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: