Site icon Radio Daljir

Barlamaanka oo Dhegaysanaya Mooshin Ka Dhan ah DFS iyo Maamul Goboleedyada (Daawo)

Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dood adag ka yeelan doona heshiiskii dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyadda ay ka gaareen arinta isku dhafka ciidamada militeriga Soomaaliya.

Guddiga difaaca baarlamaanka Federaalka ayaa diyaariyay Mooshin looga horjeedo heshiiskaas ay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxd maamul Goboleedyada ku gaareen qaab dhismeedka ciidamada Federaalka.

DAAWO

https://youtu.be/l_gDES4M0i4

Exit mobile version