Dhegayso: Hay’adda HADMA oo Digniin u Dirtay Reer Guraaga Naqraacay iyo Sadaalinta

Dhegayso: Hay’adda HADMA oo Digniin u Dirtay Reer Guraaga Naqraacay iyo Sadaalinta

Agaasimaha hay’adda ka hortaga masiibooyinka Puntland HADMA Cabdullaahi Axmed Ceyrow ayaa shacabka Puntland uga digay Robaab Ka hooran doona dhulka ay ka jirto Abaarta xoogan

Cayrow oo caawa Waraysi gaar ah siiyeey Radio Daljir ayaa sheegay in sadaashu ay sheegayso in maalmaha Khamiista iyo Jimcaha la fili karo inay rob xoogan uu ka da’o Gobalada Puntland qaar.

Dadkii reer guraaga ahaa ee u naqraacay degaanada dhawaan nimcada Alle ka hoortay ayuu uga digay in ay xoolaha ay dhibaato ka soo gaarto roobkaas.

Maxamed Lakiman oo ku sugan Daljir Garowe ayuu khadka Taleefanka ugu waramay.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com