Puntland oo Ka Hadashay Xilliga La Qaadayo Imtixaanka Shahaadiga ah (DHEGAYSO)

Puntland oo Ka Hadashay Xilliga La Qaadayo Imtixaanka Shahaadiga ah (DHEGAYSO)

Cabdulqaadir Yuusuf Nuur Agaasimaha waaxda Tayadhowrka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay xilliga la qaadayo imtixaanka shahaadiga ah ee dugsigada dhexe iyo sare ee Puntland.

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0