Maanhadal: Asbuucaan iyo P&O Ports, Dekadda Bossaso & Madasha Kismaayo (dhegayso)

Maanhadal: Asbuucaan iyo P&O Ports, Dekadda Bossaso & Madasha Kismaayo (dhegayso)

Dhegaysteyaal ku soodhowaada barnaamijkii Maanhadal oo ah barnaamij todobaadle ah oo lagu gorfeeyo hadba mowduuca taagan. Asbuucaan barnaamijku waxa uu idin kaga imaanaya xarunta Daljir Bossaso waxa uuna daaranyahay wareejinta Dekadda Bossaaso iyo waliba dhanka koonfureed iyo shirkii Kismaayo ee madaxda Maamul Goboleedyada.

Wariye Axmed Sheekh Maxamed (Tallman) ayaana inoo gorfeynaya.

Hoos ka dhegayso oo kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0