Dowladda oo Mamnuucday Dagitaanka Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde (dhegayso)

Wasaarada Duuliska Hawadda iyo Garoomadda Dowladda Federaalka ayaa go’aamo kaso saartay dadka dagayaa hareeraha Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaaladda Muqdisho .

Maxamed Cabdullaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo saxaafadda kula hadlay muqdisho aya ka hadlay arrimahaas iyo arimo kale.

dhegayso codka


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com