Lacagaha Faalsada iyo Cabashada reer Burtinle (dhegayso)

Lacagaha Faalsada iyo Cabashada reer Burtinle (dhegayso)

Waxaa wali soo kordhaysa cabshada ka imaanaysa qaybaha kaladuwan ee bulshada reer Puntland, gaar ahaan kuwa ku dhaqan degmada Burtinle.

Maanta waxaa mar 2aad xarunta Daljir Burtinle nagu soo booqday odayaal iyo waxgarad kamid ah bulshada Burtinle oo ka cabanayaan lacagah faalsada ah ee laga soo tahariibiyey gobolka Hiiraan lacagtaas oo maanta lagu arkayey magaalo madaxda gobolka mudug lacagtaas ayaa maanta galkacyo ku riday sici bararkii ugu xumaa abid ee soo marta puntlan ayadoo sida ay odayaashu iyo ganacsatadu sheegeen in maanata halkii dolar uu gaaray 45 kun oo shilin Soomaaliga ah.

Ganacasade Cali Axmed Muuse iyo Caaqil cRaxmaan Cabdulaahi Bootaan ayaa hadaba galabta nagu soo booqday xarunta Radio Daljir ee degmada Burtinle.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com