Maxkamadda D 1aad: 2 Alshaab waa Toogasho 3 Gaarina waxaa la Wareegay Dawladda (dhegayso)

Maxkamadda D 1aad: 2 Alshaab waa Toogasho 3 Gaarina waxaa la Wareegay Dawladda (dhegayso)

8 xubnood oo ku eedeesnaa in ay ka tirsanaayeen Alshabaab ayaa maanta la horkeenay Maxkamada Darajada Koowaad ee Puntland. Xubnahan ayaa qiraty in ay ka tirsanyihiin Al-shabaab.

2 kamid aha maxkamadu waxay ku xukuntay dil toogasho ah, halka xabsi daain ay ku xukuntay 3 kamid ah xubnaha Alshabaab.

Maxkamaddu waxa kale oo ay xukuntay in dowlada ay lawareegto 2 gaari kuwa xammuulka ee loo yaqaan “Candhomeydle” iyo 1 gaari oo gaar loo leeyahay.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com