Shirweynihii 9aad ee Dallada Ahliga ah ee PEN (dhegayso)

Shirweynihii 9aad ee Dallada Ahliga ah ee PEN (dhegayso)

Shirweynihii 9aad dallada ahliga ah ee PEN ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland halkaas oo shirku uuu ka socday ilaa maalintii shalay ahayd .

Dallada ayaa shirka inuu socday ku soo bandhigtay waxqabadkii ay ku tilaabsadeen intii masuulyiinta hada joogta ay xilka hayeenn kuwaas iyadooona dhawaan lagu wado inay dhacdo doorashada dallada oo afartii sanaba mar la qabto .

Gudoomiyaha dallada Ahliga ah ee Waxbarashada Puntland, Maxamed Faahiye Ciise, ayaa faahfaahiyey waxyaabaha u qabsoomay ururka oo uu sheegay in uu gaaray guulo la taaban karo ayna horey uga dhaqaajiyeen meshi ay iyagu ugu yimaadeen sanadkii 2013 oo ahayd markii ay xilka dallada la waregeeen.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com