Kooxo Burcad badeed ah oo afduubtay markab laga leeyahay UK

HomeWararka

Kooxo Burcad badeed ah oo afduubtay markab laga leeyahay UK

Kooxo Burcad badeed ah ayaa saaka gacanta ku dhigay Markab laga leeyahay Uk kaas oo siday dawooyin iyo agab kale,waxaana laga qabsaday markabkan xeeba

Wasiir Qarjab: “ Shacabka Puntland Doorashadda Ha u Diyaar Garoobaan,Mana Yeelayno Faragalin (Daawo)
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay Safiirka Ruushka ee dalka Soomaaliya.(Daawo)
Guddoomiyaha Daladda PUNSA oo ugu baqay DFS iyo Dowlad gobleedyada Heshiis (dhegayso)

Kooxo Burcad badeed ah ayaa saaka gacanta ku dhigay Markab laga leeyahay Uk kaas oo siday dawooyin iyo agab kale,waxaana laga qabsaday markabkan xeebaha gacanka cadmeed.

Uk ayaa sheegtay in uu muhiim u yahay Dawooyinka saaran markabkan maadama ay ku jiraan dawooyin looga hortago cudurka dunida faraha kulul ku haya ee Caroonaviris oo loo bixiyeey (COVID-19)

Kooxaha Burcad badeeda ah ayaa dowladda Ingiriiska ka dalbaday Lacag dhan 50 Malyan oo dollarka Maraykanka ah,balse Dowladda UK ayaa sheegtay inay ogoshahay inay bixiso lacag dhan 20 Malyan.

Lama garanayo Kooxahan Burcad Badeeda ah halkay ka soo jeedan,balse waxaa la rumaysanyahay inay yihiin Somaali.

Diwaanka wararka
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: