Askari ku indha beelay Dagaalkii Afurur oo Codsi u diray Madaxweyne Deni (dhegayso)

Askari ku indha beelay Dagaalkii Afurur oo Codsi u diray Madaxweyne Deni (dhegayso)

Siciid Xasan Cali oo kamid ah Askartii 2017 ki ku dhawaacmay Dagaalki Afurur ku dhexmaray Alshabaab iyo Ciidamada Difaaca Puntland ayaa isago maanta Waraysi sinayeey Radio Daljir ayuu Fariin u diray Madaxda Puntland.

Wuxuu sheegay inuu ku indha beelay dagaalkaas ,isla markaana dalka Gudihiisa an waxba looga qaban karin idhihiisa ,sidaas daradeed uu doonayo dalka Germany in loo qaado si loo daweeyo.

Wariye Maxamed Lakiman oo Daljir Garoowe jooga ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com