Issimada Buuhoodle & bariga Burco oo shir ku yeeshay Xadhadhan, kana soo saaray qodobo heshiis ah.

Buuhoodle, Aug 07 – Issimo reer Buuhoodle ah ee kala ah Garaad C/llahi Garaad Soofe, Garaad Saleebaan Buraale, Suldaan Siciid Cismaan, X. Maxamuud X. Cumar Camey ayaa heshiis nabadeed la yeeshay Issimo ka soo jeedo bariga Burco.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com