Ducaysane, xiriiriyaha barnaamijka la dagaalanka burcad badeeda oo ka xog waramay qorshaha dabargoynta burcad badeeda.

Garowe, Aug 08 – C/risaaq Maxamed Dirir ‘Ducaysane’, agaasimaha barnaamijka la dagaalanka burcad badeeda ee dawlada Puntland ayaa maanta shir jaraa’id kaga xog waramay raadka xun ee burcad badeeda, qorshaha dawlada Puntland iyo saamaynta bulsheed ee ummadda.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com