Dr. C/salaam M. Xirsi, Agaasimaha mashruuca duumada ee Puntland oo iscasilay, dhaliilayna madaxda wasaarada caafimaadka.

Garowe, Aug 07 – Dr. C/salaam waxaa uu ku sababeeyey is-casilaadiisa isaga oo fulin kari waayey xilkii uu hayey, caqabado kaga yimid dhinaca madaxda wasaarada caafimaadka awgeed. Dr. C/salaam waxaa uu sheegay in aanu doonayn in uu khiyaameeyo ummadda uu xilka u hayo, canshuurtoodana uu wax ku soo bartay.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com