Guddiga wacyigelinta Puntland oo maalintii 6-aad farriimo isugu dhafan feejignaan & digniin u diray shacabka Puntland.

Garowe, Aug 05 – Dahir X. Khaliif, wasiirka hawlaha guud iyo gaadiidka ee Puntland ayaa kulankii maanta ee guddiga wacyigelinta shacabka Puntland la hadlay ganacsatada iyo mulkiilayaasha huteelada & gaadiidka, uguna baaqay in ay u toog hayaan dadka danaha gaar ah leh ee lur mooyee aan dheef u lahayn bulshada, kana imanaya gobollada kale ee Somaliya …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com