Horyaalka Kubadda Cagta Puntland oo lasoo gabagabeeyey(sawiro)

Horyaalka Kubadda Cagta Puntland oo lasoo gabagabeeyey(sawiro)

Waxaa maanta lagu soo xiray magaalada Bossaso tartankii horyaalka kubadda cagta ee Puntland oo sanadkan ay ka qaybgaleen ika badan laba boqol oo dhalinyaro.

Tartanka ayaa looga gol leeyahay sidii isdhexgal loogu samayn lahaa dhalinyarada, ayna usoo bixi lahaayeen kooxo kubadda cagta oo xul ah.

Munaasbaddii lagu soo xirayay oo kadhacday Bossaso ayaa waxaa ka qaybgalay wasiiro, bahda cayaaraha iyo dadwayne kalle.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com