Duqa Caasimadda Garoowe oo ka hadlay ammaanka (dhegayso)

Duqa Caasimadda Puntland ee Garoowe Siciid Xasan Goodir ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee Garoowe oo maalmihii ugu dambeyeey kasii daraysay.
Habeenadii ugu dambeyeey waxaa shacabka caasimadda fara kulul ku hayey dhalinyaro xiliyadda habeenkii ah dadka ka furta taleefanada gacanta, kuwaasi oo dhibaato ku haya xaafadaha ay ka koobantahay caasimadda.
http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59c66f480101001e8c8c09f7/Waraysi%2BDuqa+Magaalada+Garoowe.mp3

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com