Ardayda Jaamacadaha Gaalkcyo oo Samaystay Dallad ay ku Midaysanyihiin (dhegayso)

Ardayda Jaamacadaha Gaalkcyo oo Samaystay Dallad ay ku Midaysanyihiin (dhegayso)

Ardayda wax ka barata Jaamacadaha kuyaal magaalada Galkacyo ayaa samaystay dallad ay ku midaysan yihiin oo loo bixiyay GYA.

Dalladaan oo ay kumidoobeen ardayada ayaa waxay ka kooban yihiin sideed jaamacadoo,Ayadoo ay ardaydu utartamaayeen xilalka kala ah gudoomiye iyo gudoomiye kuxigeenkisa

Shaafici Cabdulqaadir ayaa warbixintaan nooga soodiray Daljir Galkacyo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com