Gudoomiyaha Barlamaanka Jawaari oo la Kulmay Wafdi ka Socda Talyaaniga iyo QM (dhegayso+sawirro)

Gudoomiyaha Barlamaanka Jawaari oo la Kulmay Wafdi ka Socda  Talyaaniga iyo QM (dhegayso+sawirro)

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Maanta kulamo gooni Gooni ah la qaatay masuuliyiin ka kala socotay dowladda Talyaaniga iyo Qaramada Midoobay.

Kulanka Koowaad ayaa waxa uu la qaatay Safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, sidoo kale waxa uu la kulmay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Michael Keating.

Xogheyaha Golaha Shacabka Cabdi Kariin Xaaji Cabdi Buux oo kulanka kadib Warbaahinta la hadlay ayaa sharaxaya qodobadii ay ka wada hadleen Madaxdii uu la kulmay gudoomiye Jawaari.

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com