Madaxweyne Farmaajo oo Ugaandha Gaaray (sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo Ugaandha Gaaray (sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray dalka Ugandha ,halkaas oo si weyn loogu soo dhaweyeey.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Uganda ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda.

Farmaajo ayaa lagu waddaa in Madaxda Uganda uu kala hadlo sidii looga taageeri lahaa dagaalka Al-Shabaab,isago sido kale wadamo kale oo african ah sii mari doona,

Hoos kadaawo sawiro soo dhaweynta

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com