Kuwani waa danaystayaal waxay soomaali u hayaan maleh, kursigooda un baa u cad.
Mid lacagta mamul goboledyada ma mar bay si sax ah u maamulayeen.
Anigu fikrad ahaan waan kasoo horjeeda.
Waxayna ila tahay caqabada dowlada dhexe haysata inay tahay maamul goboleedyada.
Waxaan dowlada dhexe kula talin lahaa in maamul gobaleedyada runta loo sheegaa oo la tusaa shaqada ayaga qusaysa kali ah in ku ekaadaan.
FAALLOOYIN & FALCELIN