Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo War-murtiyeed Kasoo Saaray Xaaladda Dalka uu Kujiro (Akhri)

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo War-murtiyeed Kasoo Saaray Xaaladda Dalka uu Kujiro  (Akhri)

War-murtiyeed kasoo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo ay ku mideysan yihiin shanta Madaxweyne dowlad goboleed,ayaa looga arinsanayeey xaalada dalka iyo arimaha katagan xiligan dalka.

Akhriso War-murtiyeed

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Yasin 6 years ago

    Kuwani waa danaystayaal waxay soomaali u hayaan maleh, kursigooda un baa u cad.
    Mid lacagta mamul goboledyada ma mar bay si sax ah u maamulayeen.

    Anigu fikrad ahaan waan kasoo horjeeda.
    Waxayna ila tahay caqabada dowlada dhexe haysata inay tahay maamul goboleedyada.
    Waxaan dowlada dhexe kula talin lahaa in maamul gobaleedyada runta loo sheegaa oo la tusaa shaqada ayaga qusaysa kali ah in ku ekaadaan.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com