Burtinle Dhalinyarada iyo Maamulka Degmadda oo u Gurmanaya Shacabkii ku dhawacmay Qarixii Zoobe (dhegayso)

Burtinle Dhalinyarada iyo Maamulka Degmadda oo u Gurmanaya Shacabkii ku dhawacmay Qarixii Zoobe (dhegayso)

Degmada Burtinle ee gobolka nugaal waxaa ka socoda gurmad xoogleh oo dhaqaale loogu ururinaayo dadkii kudhaawacmay Qaraxii Zoobe ee magaalada Muqdisho.

Gudi dhaliyaro ah oo iskood isku xilqaamay ayaa degmada kabilaabay in ay u istaagaan sidii dhaale loogu ururinlahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxii Zoobe

kooxadan isxilqaantay ayaa dhaqaalaha ka ururinaayay xaafadaha magaalada Burtinle, goobaha ganacsi iyo idaacadaha oo ay dadka kala hadlayeen iyagoo hal hays ka dhigtay kudayo Abuubakar Sadiiq radiyalaahu Canhu .

Hadaba Gudoomiyaha Gudiga dhaqaale ururinta Burtinle Xaafid C/risaaq Axmed ayaa halka ay wax umaraan waxaa kawaraystay Wariye xasan Heykal

dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com