Fanaanada Maryan Mursal oo Si Weeyn lagu Soo Dhaweyeey Gaalkcyo (Sawiro)

Magaaladda Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaa maanta si weeyn loogu soo dhaweyeey Fanaanada Caanka ah ee Somaliyeed Maryal Mursal,taas oo baryahaan ku sugnayd Puntland.

Fanaanada Waxaa si weyn ugu soo dhaweyeey Gaalkcyo Maamulka Gobalka Mudug,Dhalinyaradda Gaalkcyo ,iyo Qaybaha Kala duwan ee Bulshadda Gaalkcyo ,kuwaas oo kusoo dhaweyeey caleemo qoyan iyo cunada Hiddaha iyo dhaqanka.

Fanaanada oo Soo dhaweynta loogu sameyeey Garoonka Diyaaradaha Cabdulaahi Yuusuf ka hadlaysay ayaa sheegtay in 61 sano kadib ay dib ugu soo laabtay Gaalkcyo ayna ku faraxsantahay imaatinkeeda Gaalkacyo.

Hoos Kadaawo Sawiradda


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com