Faahfaahin kasoo baxaya qaraxii kadhacay Bossaso

Faahfaahin kasoo baxaya qaraxii kadhacay Bossaso

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxii duhurnimadii maanta kadhacay maagalada Bossaso ee xarunta gobolka Bari, kaasi oo la rumaysanyahay inuu ahaa nin isa soo miidaamiyay oo watay gaari gacan.

Qaraxa ayaa waxaa ka dhashay afar dhaawac oo midkood uu yahay wiil 10 jir ah.

Dadka dhaawacmay ayaa iminka xaaladooda lala tacaalayaa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com