Faahfaahin: Qarax ka dhacay Muqdisho

Faahfaahin: Qarax ka dhacay Muqdisho

Gaari nooca raaxada ah oo lagu soo xiray wax yaabaha qarxa ayaa ku qarxay bar koontarool oo ku dhow isgoyska Digfeer ee magaalada Muqdisho.

qaraxan ayaa inta laxaqiiijiyay waxaa ku dhintay hal ruux,halka 11 qof oo kale ay ku dhaawacmeen.

Sawiro laga soo qaaday goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa muujinaya burbur xoogan oo uu ugaystay qaraxa guryihii ka ag dhawaa goobta.

Sawiro.


FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com