Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo lagu xukumay Saddex Sano iyo Lix bilood oo xarig ah (daawo)

Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo lagu xukumay Saddex Sano iyo Lix bilood oo xarig ah  (daawo)

Maxkamada Maroodi Jeex ee magaalada Hargaisa ayaa maanta xukun SaddSaddex Sano iyo Lix bilood ah ay ku riday wariye Cabdimaalik Coldoon oo ku xirnaa magaalada Hargaisa.

qareenadii udoodaya wariyaha ayaa sheegay in xukunkan uu ahaa mid sharci daro ah ayna ka qaadan doonaan Racfaan.

Halkan ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com