Duqa Muqdisho oo awaamiir culus ku soo rogay shacabka magaalada (dhegayso)

HomeWararka

Duqa Muqdisho oo awaamiir culus ku soo rogay shacabka magaalada (dhegayso)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Injireen Yariisow ayaa soo saaray maanta xeer lagu mamnuucayo sixun u isticmaalka tuubooyinka Bulaacadaha biyaha wasaqa

Juxa: “In reer Puntland talo buuxda & wadatashi ka yeeshaan hannaanka dowladnimo ee dalka waa dood loo baahnaa
Abwaan Mursal Caynte ayaa lagu soodhaweeyey Magalada Laascaanood
Waa Sidee Xaaladda Dadka Baracayaasha ah ee Buhoodle? (Daawo)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Injireen Yariisow ayaa soo saaray maanta xeer lagu mamnuucayo sixun u isticmaalka tuubooyinka Bulaacadaha biyaha wasaqaysan ka qaada magaalada Muqdisho.

Gudomiyaha ayaa sheegay in xeerkan uu ilaalinayo goobaha danta guud ee dowladda, waxaana cid alaala cidii lagu helo arimaha xeeran uu quseeyo in ay ku xad gudubta laga qaadi doono ganaax lacageed oo dhan 1000 doolar.

Xeerka daryeelka Tuubooyinka Bulaacadaha ee magaalada Muqdisho ayaa soo baxay 1980, xiligii dhowladdii dhexe ee Soomaaliya.

Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir Saalax Xasan Cumar (Saalax Dheere) ayaa warbaahinta u akhriyay wareegta uu soo saaray Duqa Muqdisho.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: