
Jimco, Luuliyo 03, 2015 (Daljir) — Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diray Madaxweynaha Dawladd Deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar iyo Golaha Dhexe ee Xisbiga Shacabka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) oo loo doortay hogaaminta DDSI shanta sano ee soo socota .
FAALLOOYIN & FALCELIN