Dowladda Puntland oo go’aamo ka soo saartay in Salaadda Jamaacadda Masaajida lagu tukado

HomeWararka

Dowladda Puntland oo go’aamo ka soo saartay in Salaadda Jamaacadda Masaajida lagu tukado

Puntland ayaa soo saaray Amar lagu joojinaayo in Salaadda Jimcaha iyo Jamaacadda lagu tukado Masaajidda ku yaalla Magaalooyinka Puntland inta uu socdo

Xildhibaan Nuradiin cabdirashiid oo ka hadlay sababta mooshinka DP Word (dhegayso)
Shacabka Garoowe oo ka aragti dhiibtay ciyaarta galabtay ee Nugaal & Mudug.
Muqdisho: Guddoomiyaha Gobalka Banaadir & Safiirka Midowga Yurub ee Somaliya oo Kulmay

Puntland ayaa soo saaray Amar lagu joojinaayo in Salaadda Jimcaha iyo Jamaacadda lagu tukado Masaajidda ku yaalla Magaalooyinka Puntland inta uu socdo faafitaanka Cudurka Covid 19.

War Saxaafeed kasoo baxay Guddiga loo xil saaray Corona Virus ayaa lagu xusay in sidoo kale ay tilaabo adag ay ka qaadi doonto dadka sidda dhuumaaleysiga ah kusoo galiya degaanada Puntland Qaadka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: