Tirada uu ku dhacay Corona Virus ee Soomaaliya oo korortay

HomeWararka

Tirada uu ku dhacay Corona Virus ee Soomaaliya oo korortay

36 kamid ah 47 qof oo maanta la baaray 24 saac u dambeysay ayaa laga helay Corona Virus 27 waa lab, halka 9 ay dhiddig yihiin. Tirada guud ee dadka

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 48aad
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Dowlad Goboleedyada oo kasoo horjeestay sharci ay waddo xukuumadda (Akhriso)

36 kamid ah 47 qof oo maanta la baaray 24 saac u dambeysay ayaa laga helay Corona Virus 27 waa lab, halka 9 ay dhiddig yihiin.

Tirada guud ee dadka qaba Coronavirus ee Soomaaliya waa 116 ruux, tirada bogsatay waa 2 ruux kaliya dhimashadda waa 5 ruux.

Wasaaradda Caafimadka ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday in ay qaatan talooyinka Caafimaadka ee kasoo baxaya Wasaarada.

Soomaaliya ayaa hoggaaminaysa Kisaska ugu yar dadka uu sameeyay Cudurka Corona Virus ee dalalka geeska Afrika.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: