Dowladda Soomaaliya oo beenisay eedeyn loo soo jeediyay NISA

HomeWararka

Dowladda Soomaaliya oo beenisay eedeyn loo soo jeediyay NISA

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta dowladda Soomaaliya ayaa si adag loogu beeniyay eedeymo loo soo jeediyay Hay’adda Nabad suggida iyo Sirdoonka Qaranka oo dhawaan lagu daabacay Wargeys laga leeyahay dalka Kenya. Dowladda Soomaaliya ayaa cadeysay in Hay’adda ay u taagan tahay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

RODOL TOWERS oo laga Daahfuray Nairobi
Ciidamada dowladda oo Jalalaqsi ku dilay 30 ka tirsan Maleyshiyaadka Al-shabaab
Gudoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle oo Magacaabay Guddiga doorashada Aqalka Sare

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta dowladda Soomaaliya ayaa si adag loogu beeniyay eedeymo loo soo jeediyay Hay’adda Nabad suggida iyo Sirdoonka Qaranka oo dhawaan lagu daabacay Wargeys laga leeyahay dalka Kenya.

Dowladda Soomaaliya ayaa cadeysay in Hay’adda ay u taagan tahay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: