Gudoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle oo Magacaabay Guddiga doorashada Aqalka Sare

Gudoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle oo Magacaabay Guddiga doorashada Aqalka Sare

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeele Cabdixakiim Luqmaan ayaa Soo magacaabay Xubnaha Gudiga Qabanaya Doorashada Aqalka Sare Ee Hirshabeele.

Xubnaha Guddiga ayaa ka kooban 15 xubnood, waxaana ay ka shaqeyn doonaan doorashada Aqalka Sare.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com