Tirada uu ku dhacay Corona Virus ee Soomaaliya oo korortay

Tirada uu ku dhacay Corona Virus ee Soomaaliya oo korortay

36 kamid ah 47 qof oo maanta la baaray 24 saac u dambeysay ayaa laga helay Corona Virus 27 waa lab, halka 9 ay dhiddig yihiin.

Tirada guud ee dadka qaba Coronavirus ee Soomaaliya waa 116 ruux, tirada bogsatay waa 2 ruux kaliya dhimashadda waa 5 ruux.

Wasaaradda Caafimadka ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday in ay qaatan talooyinka Caafimaadka ee kasoo baxaya Wasaarada.

Soomaaliya ayaa hoggaaminaysa Kisaska ugu yar dadka uu sameeyay Cudurka Corona Virus ee dalalka geeska Afrika.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com