Shiinaha oo cabasho ka ah dadka kaga imaanaya Ruushka

HomeWararka

Shiinaha oo cabasho ka ah dadka kaga imaanaya Ruushka

Shiinaha ayaa soo sheegay 27 kiis oo cusub oo coronavirus ah sidoo kale loo yaqaan COVID-19. Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in dhammaan ay ka yima

Faah Faahin: Duqeyn diyaaradeed oo lagu dilay xubno katirsan Argagixisada Al-shabaab (dhegayso)
Safarkii khayre ee Cadaado & Muhiimadda khudbadiisa (Daawo)
Madaxtooyadda Soomaaliya oo ka tacsiyeeysay Geeridda Allaha u naxariistee Garyaqaan Yuusuf Xaaji Nuur.

Shiinaha ayaa soo sheegay 27 kiis oo cusub oo coronavirus ah sidoo kale loo yaqaan COVID-19.

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in dhammaan ay ka yimaadeen gobolka waqooyi-bari ee xadka la leh Ruushka.

Labaatan ka mid ah kiisaska cusub ayaa ku sugnaa gobolka Heilongjiang, oo ay ku jiraan 13 u dhalatay Shiinaha oo dhawaan ka soo laabtay Ruushka.

Kiisaska la xaqiijiyey ayaa wadarta guud noqday 82719, kuwaas oo 77,029 ka soo kabsaday.

Dhimashada rasmiga ah ee Shiinaha ayaa kor u kacday 4,632, Sidda ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta Wuhan, oo ah magaalada ugu dhibaatada badan Shiinaha guud ahaan uu kasoo bilowday Corona Virus.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: