Haweenka gobolka Banaadir oo deeq xoolo ah gaarsiiyay ciidamada Xooga dalka (dhegayso)

HomeWararka

Haweenka gobolka Banaadir oo deeq xoolo ah gaarsiiyay ciidamada Xooga dalka (dhegayso)

Haweenka gobolka banaadir ayaa deeq xoolo ah ku wareejiyay ciidamada Xooga dalka Soomaaliya ee kujira jiiida hore ee dagaalka. Deeqdan ayaa ka koob

Guddoomiyaha Cabdi Xaashi “Madaxweyne Farmaajo ayaa iidiiday in aan ka qeyb ga;lo shirka Dhuusamareeb”
Farmaajo: “Ummadda Soomaaliyeed waxaan u rajeynayaa in ay sannadkan sannadkiisa ku gaaraan horumar, barwaaqo, amni iyo isku duubni” (daawo)
Madaxweynaha Jubbaland oo Booqday Mashruuca Waraabka Beeraha

Haweenka gobolka banaadir ayaa deeq xoolo ah ku wareejiyay ciidamada Xooga dalka Soomaaliya ee kujira jiiida hore ee dagaalka.

Deeqdan ayaa ka koobneed laba neef oo Geel ah, Biyo, Timir iyo Buskud.

Haweenka ayaa sheegay in rajada shacabka ay jirto sidii ciidamada Soomaaliya ay u cirib tiri lahaayeen Argaxisada Al-shabaab.

waxa ay sheegeen in markasta ay ciidamada garab taagan yihiin haweenka gobolka banaadir.

Guddoomiyaha Ururka Haweenka ee gobolka Banaadir Jawaahir Barqab ayaa faah faahinaysa deeqdan iyo waxa ay ka kooban tahay.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: