Madaxweyne Farmaajo “Mucaaradku waa kuwa doonaya ineey dowaladda dumiyaan” (dhegayso)

Madaxweyne Farmaajo “Mucaaradku waa kuwa doonaya ineey dowaladda dumiyaan” (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdolaahi Farmaajo ayaa weerar afka ah waxa uu ku qaaday siyaasiyiinta dhaliilsan hanaanka ay dowladda ku maamulayso dalka

waxa uu sheegay in dowalddiisu aysan diidanayn in la dhaliilo, balse waxa uu hoota ka xariiqay in mucaaradnimada aysan noqon mid dowladda lagu duminayo.

Madaxweynaha ayaa haldalkan ka sheegay furitaanka shirkii Culumada Soomaaliyeed ee looga hadlaayay Xagjirnimada.
Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com