Wasaarada qorshaynta Puntland iyo Hay,adaha caalamiga ah oo Garoowe shir muhiim ah uga furmay ( dhegayso)

Wasaarada qorshaynta Puntland iyo Hay,adaha caalamiga ah oo  Garoowe shir muhiim ah uga furmay ( dhegayso)

Magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland waxaa maanta ka furmay kulan looga hadlayey wada shaqaynta wasaaradda qorshaynta iyo Hay’adaha caalamiga ah.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay ilaa iyo 17 Ha,adood oo Puntland ka howlgala.

Wariyaha Daljir ee Garoowe Khadar Cawl Ismaaciil ayaa munaasibadaasi ka qaybgalay oo warbixintan ka diyaariyay.
Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com