Dhalinyaro Labaxday Hormarku Waa Anaga oo Bilicda Boosaaso Kashaqaynaya (dhegayso)

Dhalinyaro Labaxday Hormarku Waa Anaga oo Bilicda Boosaaso Kashaqaynaya (dhegayso)

Urur lamagac baxay Hormarka waa innaga ayaa magaalada Bosaaso waxa uu kasameeyay olole nadaafadeed oo iskaa wax uqabso ah ,kaas oo loga shaqaynayo Bilicda Caasimadda Ganacsiga ee Boosaaso.

Dhalinyaradan aya qaarkamid ah wadooyinka dhaxmara magaalada Bosaaso ka sameeyay olole nadaafadeed iyagoona sheegay in ay siiwadi doonaan inta ay ka soo celinayaan bilicda magaalada bosaaso.

C/laahi Axmed Sheekh Maxamed Danjire waa gudoomiyaha Ururkan Horumarku waa inaga Radio Daljir ayuu uga waramay howshan ay u istaagen waxyaabaha ku kalifay.

dhegayso Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com