Maamulka Hiirshabeele oo Wafdi Hordhac ah u Diray Shirka Kismaayo (dhegayso)

Magaaladda Kismaayo waxaa lagu wadda in Maalinta Berito ah oo ku beegan 8 Bisha 9 aad uu ka furmo shirki maamul gobaleedyada dalka ,ayaa maamulka Hiirshabeele waxaay shegeen inay ka qayb galayaan shirka.

Maxamed shiine Afhayeenka Maamulka Jubbaland oo waraysi sinayeey Warbaahinta Afka Jubbaland ku hadasha ayaa sheegay in wafdi hordhac ah oo uu hogaaminayo wasiirka arimaha Guddaha hiirshabeele ay tagi donaan halkaas.

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0