Wasiir Juxa oo Finland kula Kulmay Wasiirka Arimaha Dibadda Dalkaas

HomeWararka

Wasiir Juxa oo Finland kula Kulmay Wasiirka Arimaha Dibadda Dalkaas

Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dowladda Federaalka Somaaliya oo ku sugan dalka Finland ayaa kula kulmay dalkaas wasiirka Arrimaha gudah

Tayada Tacliimeed ee Jaamacadda Badda Cas (dhegayso)
WARKA FIIDNIMO | HASSAN BASHE | DALJIR GAROWE
Arday ka qalin jabisay Madarasada Bilaal Binu rabaax ee Garoowe (dhegayso)

Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dowladda Federaalka Somaaliya oo ku sugan dalka Finland ayaa kula kulmay dalkaas wasiirka Arrimaha gudaha ee dalkaas.

Labada Wasiir waxay kulankooda kaga wada hadaleen xiriirka labada dal, doorka qurba-joogta Soomaaliyeed iyo geeddi-socodka barnaamijka dib-u-heshiisiinta, kaasi oo ay Dowladda Findland taageero weyn ka geystao.

Malmihii u dambeyeey Wasiirada Arrimaha Gudaha, Gaashaandhigga, Waxbarashada, Haweenka iyo la taliyayaal sare safar shaqo ku joogeen Magaalada Helsinki ee Caasimadda Wadanka Filand, halkaasi oo ay kaga qeybgaleen shir looga hadlaayay Arrimaha Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: