Ururka Ilays oo Kulan Isdhexgal ah u Qabtay Dhalinyarada Qardho iyo Shaxda (dhegayso)

Ururka Ilays oo kamid ah ururada dhalinyarada ee magaalada Qardho ayaa degmada Shaxda ee gobolka Karkaar waxa uu ku qabtay kulan isdhex gal bulsho ah oo daaranaa sidii ay isu baran lahaayeen isuna dhexgeli lahaayeen dhalinyarada labada magaalo.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com