Xildhibaan Hore Siciid Diiriye oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Axmed Kismaayo iyo Dr Maxamed Jaamac (dhegayso)

Xildhibaan Hore Siciid Diiriye oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Axmed Kismaayo iyo Dr Maxamed Jaamac (dhegayso)

Siciid Diiriye Maxamed oo kasoo mid noqday barlamaanka Puntland ayaa ka tacsiyeeyey geeridii kutimid Allaha u wada naxariistee Dr Maxamed Jaamac Salaad iyo Weriye Axmed Maxamed Cali (Kismaayo) oo ku kala geeriyoodey Talyaaniga iyo India.

DHEGAYSO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0