Wacaal Daray ah: Sarkaal Boolis oo lagu Dilay Bossaso

Wacaal Daray ah: Sarkaal Boolis oo lagu Dilay Bossaso

Taliye kuxigeenkii saldhiga bartamaha ayaa goor dhowayd lagu dilay magaalada Bossaso ee xarunta gobolka Bari.

Taliye Cabdi Dheere ayaa lagu dilay dhabarka dambe ee saldhiga bartmaha ee Bossaso , waxaana la sheegay kooxdii dilka gaysatay inay baxsadeen.

Marxuumka ayaa lagu yaqiin baarista dambiyada, waxaana dadka yaqaanay ay qireen inuu ahaa nin daacad u ah shaqadiisa oo aad u neceb laaluushka.

Diiwaanka wararka

Daljir Bossaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com