Dhagayso Caawa Iyo Daljir wariye Maxamed Cabdullahi Cali (Kooshin)

Isniin, Garowe, 27, July, 2015 – Halkaan ka dhagayso barnamaamijkii Caawa Iyo Daljir iyo wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin.

Qodobada ugu waawayn barnaamijka caawa waxaa ka mid ah:

M/kuxiggeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo sheegay in rajo wayn ka qabaan Puntland inay aqoonsato Galmudug, labada dhinacna iskaashi buuxa ay yeeshaan.

Madaxwaynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud oo go’aanka baarlamaanka Galmudug ku tilmaamay mid abuuraya jawi is-af garad ah.

Maamulka Gobolka Nuugaal oo ku eedeeyay saraakiisha ammaanka Puntland mas’uuliyadaradda rasaas xalay ka dhacday gudaha Garowe.

Guddoomiyaha gobolka Sanaag oo hay’adaha iyo bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in gurmad loo fidiyo Qoysas kasoo hayaamay Yemen oo ku sugan Baran.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com