(Dhagayso) M/kuxiggeenka Galmudug Xaashi oo sheegay in Galmudug ay xaduuda muumulkeeda ka dhigtay Koonfurta Gaalkacyo.

Cadaado, July, 28 – Madaxwayne kuxiggeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in baarlamaanka Galmudug ay shalay badeleen qodob Dastuuri ah oo la xiriira Soohdinta Galmudug. 

Mudane Maxamed Xaashi waxaa uu sheegay in qodobka la badalay shalay uu ahaa qodob qeexayay markii hore xaduuda maamulka Galmudug inuu yahay degmada Burtinle ee gobolka Nuugaal, Balse hadda lagu badalay in xaduudu  maamulkaasi uu yahay koonfurta magaalada Gaalkacyo.

Halkaan hoose ka dhagayso waraysigii Madaxwane kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi, wariye Maxamed C/llaahi Kooshin ayaa waraystay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com