Dhagayso: Barnaamijkii Caawa Iyo Daljir 03_August_2015 – Wariye Maxamed C/llahi Kooshin (Garowe)

Dhagayso: Barnaamijkii Caawa Iyo Daljir 03_August_2015 – Wariye Maxamed C/llahi Kooshin (Garowe)
Qodobada barnaamijka waxaa ugu waawayn caawa. 
 

Dawladda Puntland oo maalinta biri ah magaalada Boosaaso ku qaabilaysa kuxiggeenka erga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya.

Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aadan baarista SOMA
 
Siyaasi Cabdiwali Maxamuud Guray oo sheegay in DF ay ku fashilantay in dalka ay doorasho ka samayso 2016

W. hormarinta haweenka iyo qoyska Puntland maantay kormeertay shaqooyinka hay’adaha dawliga ah ee ka socda Buuhoodle.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com