(Dhagayso) Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland oo hirgelisay Waaxda Hormarinta Xoolaha

Wasiirku wuxuu sheegay in wasaaradda ay Xoolo dhaqata ka caawinayaan barnaamij uu sheegay in la iskugu keenayo Xoolaha iyo Beeraha oo uu xoolo dhaqata ay hal goob iskugu keenaan Beerta iyo Xoolaha si uu dhankasta uga faa’iido, barnaamijkan ayuu sheegay in wasaaradda iyo dalka ka caawin doono dalka dibadiisa loo dhoofiyo Xoolo culayskiisa sareeyo matalana dalka.

HOOS KA DHAGAYSO WARBIXIN UU DIYAARIYAY WARIYE MAXAMED C/QAADIR

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com